Madaxweyne Afawerkh oo booqasho taariikhi ah ku tagaya dalka Jabuuti

Madaxwaynaha Eritrea Isias Afawerkh ayaa dhawaan booqan doona dalka Jabuuti, si loo dhamaystiro heshiis nabadeed oo ay labada dal ka gaaraan colaad sanado jirtay oo u dhaxaysay, taasoo salka ku heysa muran la xiriira dhinaca xuduuda. Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti Mudane Maxamuud Cali Yuusuf ayaa sheegay in madaxwayne Isiyas Afewarkh uu dhawaan booqan doono Jabuuti, … Continue reading Madaxweyne Afawerkh oo booqasho taariikhi ah ku tagaya dalka Jabuuti